Wasiir Maareeye
Wasiir Maareeye oo shaaca ka qaaday in warbaahinta dowladda loo beddelayo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha wasiirka warfaafinta xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeya ayaa maanta furay munaasabad lagu daah furayo geedi socodka hirgelinta adeegga...
Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Maareeye
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka hadashay hadalkii ka soo yeeray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye ee ku aadana...
Maxay ka tiri Wasaaradda Kalluumeysiga XF Somaliya hadalkii ka soo yeeray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib markii Tallaadadii shalay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye uu sheegay in baddeena la sumeeyay, isaga oo sabab...
Wasiir Maareeye: ”Dalkan Argagixiso caalamiya iyo kuwo gudaha ah oo dhallinyaradii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa ku faanay in Ciidamada Dowladda ay ka itaal roonaadeen maleeshiyada Al-Shabaab, ayna baacsanayaan.
Wasiirka...
Waa kuma Afhayeenka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta ee uu magacaabay Wasiir...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa wuxuu magacaabay afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliya.
Digreeto ka soo baxday xafiiska Wasiirka...
Wasiir Maareeye ‘‘DF Somaliya waxaa ka go’an ilaalinta bad-qabka Saxafiga iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa’id...








