soo dhaweyn
AKHRISO: Xisbiga Wadajir oo soo dhaweeyay War-murtiyeedka Shirkii Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Xisbiga Wadajir ayaa soo dhaweeyay natiijada wejiga labaad ee shirkii Madaxda Dawlada Federaalka ah iyo dawlad Goboleedyada, kaas oo xalay lagu...
Ururka IGAD oo soo dhaweeyay wada-hadallada DF Somaliya iyo dowlad goboleedyada
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Urur Goboledka IGAD ayaa wax ay war ka soo saareen xaaladda Siyaasadda Soomaaliya, doorashada iyo Shirkii dowlad Goboledyada ay ku yeesheen...
Madaxweynaha JF Somaliya oo soo dhaweeyay baaqa golaha wasiirrada ee Doorashooyinka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada...
Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Deg. Balanbal +(SAWIRRO)
Balanbal (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Maxamed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud.
Wafdiga madaxweynaha...
Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay kulankii Madaxda DF Somaliya iyo dowlad...
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay kulankii Maanta dhex-maray Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, kaas oo muhiim u ah xasiloonida Guud...
Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu soo noqday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu...









