Wednesday, August 26, 2026
24.9 C
Mogadishu

shaacin

Wasaaradda Waxbarashada ee JFS oo shaacisay xilliga la qabanayo Imtixaanka fasalka 12-aad

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee JF Soomaaliya, ayaa ardayda, waalidiinta, macallimiinta, maamulayaasha iyo dhammaan bahwadaagta waxbarashada Soomaliyeed la wadaagtay...

Xilliga la qabanayo Doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ee Puntland oo la shaaciyay

Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland, Cabdirashid Yuusuf Jibriil ayaa Maanta magacaabay Guddiga Qabshada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Puntland oo shaacisay xilliga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada tijaabada...

Garoowe (Halqaran.com) - Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka dowlad goboleedka Puntland ayaa Talaadadii maanta shaaciyay xiliga rasmiga ah ee ay dhacayso doorashada horudhaca...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo war ka soo saartay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaraxii ismiidaamin ahaa ee ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 10 qof halka tobaneeyo kalena ay ku dhawacmeen,...
Ahmed Mohamed

Dowladda Federaalka oo shaacisay qarashka ku baxaya doorashada Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka maaliyadda xukuumadda FS mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo marti ku ahaa barnaamijka dood furan ee SNTV ayaa xusay in wasaaradda...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Guddiga Doorashada Baarlamaanka Hirshabeelle oo la shaaciyay

Jowhar (Halqaran.com) – Iyadoo Sabtida maanta ah xildhibaannada Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle lagu dhaariyay magaalada Jowhar ayaa hadane lagu dhawaaqay guddiga qaban qaabada...
Ahmed Mohamed

WHO oo shaacisay qaab fudud oo looga guuleysan karo Cudurka COVID-19

Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa Isniintii maanta shaacisay in cudurka Safmarka ah ee COVID-19, si dhaqso leh looga gudbi karo...
Ahmed Mohamed

Xilliga R/Wasaaraha magacaaban uu hortagayo Golaha Shacabka oo la Shaaciyay

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya,  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in Maalinta berri oo Isniin ah la horgeeyay Xildhibaannada...