Saciid Deni
M/weynaha Puntland oo haweeney u magacaabay Wasiir ku xigeen
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.45 ku magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyaradda iyo...
DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo sheegay inay u aari doonaan mas’uuliyiintii...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, qorsheeyaasha socda ee dhinaca Amniga...
Madaxweynaha Puntland oo si kulul u cambaareeyay qaraxii lagu dilay guddoomiyihii...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlayay magaca Dowlad-goboleedka iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa...
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Madaxda maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka Sida
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 44,16ka May 2020, kuna saabsan Dib-u-dhisidda Maxkamadda...
Maxaa ka jira in uu Khilaaf soo kala dhex galay madaxweynaha...
Garowe (Halqaran.com) – Kaddib markii Khamiistii shalay uu madaxweynaha maamulka Puntland uu xilkii ka qaaday Taliye kuxigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland, oo uu sidoo kale...
Guddoomiyaha cusub ee G/Hiiraan oo si kulul ugu jawaabay Madaxweynaha Puntland...
Beledweyne (Halqaran.com) - Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa si adag uga jawaabay codsi uu...








