Qaramada Midoobay
MAQAAL XIISO LEH: Soomaaliya xiriir ma la samaysan kartaa Israel!
Maqaal (Halqaran.com) - Intaynaan ka jawaabin su’aashaas, bal marka hore aan iswaydiino waddamada xiriirka la leh Israel iyo waddamada aan la lahayn iyo inta...
Qaramada Midoobey oo ka qayb qaadanaysa gurmadka fatahaadaha gobollada dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobey ayaa waxay sheegtay in hay’adaheeda gargaarka qaabilsan ay ka qayb qaadan doonaan dadaalada loogu gurmanayo dadka ku barakacay fatahaadaha...
Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta New York ku dhexmaray Farmaajo...
New York (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogaan ayaa Arbacadii maanta kulan ku yeeshay magaalada New...
WAR CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horreysay ka qeybgalaya Shirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sanadkaan lagu wadaa in uu ka qaybgalo shirka Golaha guud ee...
Maxay Beesha Caalamka ka tiri Shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug?...
Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen xafiiska Qaramada Midooby ee Soomaaliya iyo dalalka saaxiibada dhow la ah Soomaaliya ayaa...
DEG DEG: Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ku soo wajahan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wafdi heer sare ah oo ka socda Qaramada Midoobay iyo Bankiga Adduunka ayaa la filayaa in dhawaan ay soo gaaraan magaalada...








