Saturday, May 30, 2026
27.4 C
Mogadishu

Qaramada Midoobay

Qaramada Midoobay oo ka digtay markale Xaalad macluul oo ka dhacda Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Qarammada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in cunnada adduunka ee la gaarsiiyo Soomaaliya ay tahay sababta keliya ee keentay in uu yaraado...

Qaramada Midoobay oo Hambalyada Ciidda u dirtay Dhammaan Shacabka Soomaalida

Muqdisho (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaa...
spot_imgspot_img
Opinion
Jama Sh. Yusuf

MAQAAL XIISO LEH: Soomaaliya xiriir ma la samaysan kartaa Israel!

Maqaal (Halqaran.com) - Intaynaan ka jawaabin su’aashaas, bal marka hore aan iswaydiino waddamada xiriirka la leh Israel iyo waddamada aan la lahayn iyo inta...
Weriye Ahmed Abdi

Qaramada Midoobey oo ka qayb qaadanaysa gurmadka fatahaadaha gobollada dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobey ayaa waxay sheegtay in hay’adaheeda gargaarka qaabilsan ay ka qayb qaadan doonaan dadaalada loogu gurmanayo dadka ku barakacay fatahaadaha...
Jama Sh. Yusuf

Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta New York ku dhexmaray Farmaajo...

New York (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogaan ayaa Arbacadii maanta kulan ku yeeshay magaalada New...
Weriye Ahmed Abdi

WAR CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horreysay ka qeybgalaya Shirka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sanadkaan lagu wadaa in uu ka qaybgalo shirka Golaha guud ee...
Ahmed Mohamed

Maxay Beesha Caalamka ka tiri Shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug?...

Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen xafiiska Qaramada Midooby ee Soomaaliya iyo dalalka saaxiibada dhow la ah Soomaaliya ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG: Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ku soo wajahan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wafdi heer sare ah oo ka socda Qaramada Midoobay iyo Bankiga Adduunka ayaa la filayaa in dhawaan ay soo gaaraan magaalada...