Muuse Biixi Cabdi
DAAWO VIDEO: Hoggaamiyaha Jabhadda Aare ee Somaliland oo wareysi xasaasi ah...
Awdal (Halqaran.com) - Hoggaamiya Jabhad kasoo horjeeda Xukuumadda Somaliland, Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar oo howl gasha Gobolka Awdal ayaa Tallaadadii maanta bixiyey wareysi xasaasi...
XASAASI + AKHRI: Madaxweynaha Somaliland oo kala eryay Wakiiladii ugu badnaa...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Eryay inta badan wakiiladii xukuumadda Somaliland u fadhiyay dalalka dibeda, isagoona kuwo cusubna u...
AKHRI: Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Taliyaha cusub ee Booliska
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland, kadib markii uu geeriyooday Taliyihii Booliska Somaliland.
Madaxweynaha Somaliland, Mudane,...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Somaliland oo kulan muhiim ah la qaatay Safiirka...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Magaalada Hargeysa kula kulmay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Nicolás Berlanga Martinez...
DAAWO VIDEO: ”Haddaan Garowshiiyo laga bixin dhibka jira, Somaliland meel fog...
Burco (Halqaran.com) - Prof. Cali Khaliif Galayr ayaa magaalada Burco uga qweb galay Shirka Xisbiga Wadani uu Qabsaday, taasoo loogu casuumay “Khaatumo State ahaan...
WAR XASAASI AH: JABHAD cusub oo ka dilaacay gobolka Awdal, una...
Awdal (Halqaran.com) – Warar lagu kalsoon yahay oo goor-dhow soo gaaray mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya in Jabhad cusub ay ka dilaacday deegaanka Dilla ee...









