lagu dilay
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, waxaana lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.
Howlgalkaan ayaa...
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Cape Town (Halqaran.com) - Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe xalay dilkaasi ku dilay muwaadin Soomaaliyeed, oo howlo ganacsi halkaasi u tagay.
Muwaadinka Soomaaliyeed...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Diinsoor & Wararkii ugu...
Diinsoor (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay, ayaa sheegaya, in xubno ka tirsanaa ururka Al-Shabaab lagu dilay dagaal ka dhacay duleedka degmada...
Askari ka tirsan Ciidamada DF Somaliya oo Bajaajle ku dilay magaalada...
Muqdisho (Halqaran.com) – Mid ka mid ah wadayaasha mooto bajaajta ee ka howlgala degmooyinka gobolka Banaadir ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho.
Askari ka tirsan...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalyahano Al-Shabaab ah oo lagu dilay Gobolka Hiiraan
Hiiraan (Halqaran.com) - Hawgal lagu dilay xubno ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya.
Hawlgalka ayaa...
UPDATE: Sarkaal laba xiddigle ah oo ka tirsan ilaalada madaxtooyada Villa...
Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubaysan oo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa maanta Muqdisho gudaheeda waxa ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada illaalada...









