Laftagareen
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagaren’ oo magacaabis cusub sameeyay
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa uu taliye ku-xigeenka Ciidamada Daraawiishta K/Galbeed...
Dowlad goboleedyada Puntland iyo Koonfur Galbeed oo heshiis ku gaaray magaalada...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo isaga iyo wafdigiisa loogu...
Madaxweyne Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho +(...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka, Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iy wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Wafdiga...
RW Kheyre, Laftagareen iyo Waare oo gaaray magaalada Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe hadda Kusoo dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha DF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,...
Madaxweynaha KGS Laftagareen oo wasiirro xil ka qaadis ku sameeyay, kuwo...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed (Laftagareen) ayaa Xil ka qaadis ku sameyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ciidanka xoogga dalka kala hadlay dagaalka ...
Bakool (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan looga hadlayay dagaalka Al-Shabaab ee gobalka Bakool la qaatey...









