kulan
Wasiirka Gaanshaandhigga & xubno la socday oo la kulmay Wasiirka Gaadiidka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Admiral Cabdixamiid...
Maamulka G/Banaadir oo ka arrinsaday sugidda Amniga Imtixaanaadka Shahaadiga
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ee maamulka Gobolka, kaasi...
Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Wafdi ka socda Qaramada Midoobay +(SAWIRRO)
Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay.
Wafdigan ayaa waxaa...
Axmed Madoobe oo Madaxtooyada Kismaayo kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidamada...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubbaland.
Kulanka oo...
Xukuumadda iyo mucaaradka oo faahfaahiyay waxyaabaha looga hadlay kulankii uu RW...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta.
Kulanka waxaa...
Maxaa ka soo baxay kulankii maanta dhexmaray Saddex maamul goboleed? +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen (Guudlawe) ayaa...









