Monday, April 20, 2026
29.2 C
Mogadishu

kulan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Deegaanka...

Nairobi (HalQaran.com) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Dowladda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Jama Sh. Yusuf

DAAWO SAWIRO: Madaxda Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed oo kulan la qaatay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Laftagareen iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan Waxay la...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka soo baxay kulankii maanta Duqa Muqdisho uu la yeeshay...

Muqdisho (Halqaran.coom) - Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wafdi...
Jama Sh. Yusuf

Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta New York ku dhexmaray Farmaajo...

New York (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogaan ayaa Arbacadii maanta kulan ku yeeshay magaalada New...
Ahmed Mohamed

Kulan xasaasi ah oo Muqdisho uga socda madaxweynayaashii hore Somaliya iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa hadda kulan xasaasi ah magaalada Muqdisho uga socdaa madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed...
Weriye Ahmed Abdi

Muxuu RW Kheyre u sheegay Wakiillada Beesha Caalamka ee uu Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay wakiillada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya, ayaa xog ka siisay...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka soo baxay kulankii Duqa Muqdisho Cumar Filish iyo Xildhibaano...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahne duqa Muqdisho, Cumar Maxamed Maxamuud Filish ayaa Jimcihii maanta Xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka,...