ku wajahan
RW Rooble oo ku wajahan dalka Sacuudi Carabiya
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in maalinta Jimcaha ah ee Todobaadkaan uu...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif oo ku wajahan magaalada Baydhabo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Khamiista maanta ah lagu wadaa inuu gaaro...
DF Somaliya oo ka digniin culus ka soo saartay dabeylo xooggan...
Muqdisho (Halqaran.com) - DF Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku aadan dableyo suuragal ay tahay saacadaha soo na soo aadan inay ku dhuftaan deegaanno...
Duufaan ku soo wajahan Gobollo dhawr ah oo Katirsan Puntland
Puntland(Haqaran.com)-Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Puntland ayaa maanta soo saartay digniin ku socota dadka degan dhanka xeebaha oo la sheegay in ay ku soo...
XOG CUSUB: Ciidamo kale oo AMISOM oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Sida wararka aynu ku haleyno waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud la soo sheegayaa in maanta ay magaaladaasi ku wajahan yihiin...








