Friday, March 6, 2026
30.9 C
Mogadishu

Khasaaro

Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Maxaas iyo Dhaawacyo la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho

Maxaas (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino dheeraad ah ka soo baxaya laba qarax oo Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kuwaas...

Faah-faahin & Wararkii ugu dambeeyay dagaal Khasaaro badan geystay oo ka dhacay Hiiraan

Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor kuna sugan deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Subixii Jimcaha maanta...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Maxaas iyo Dhaawacyo la soo gaarsiiyay magaalada...

Maxaas (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino dheeraad ah ka soo baxaya laba qarax oo Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kuwaas...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin & Wararkii ugu dambeeyay dagaal Khasaaro badan geystay oo ka...

Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor kuna sugan deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Subixii Jimcaha maanta...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Jowhar +SAWIRRO

Jowhar (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, qarax xooggan oo maanta ka dhacay magaalada Jowhar, kaasi oo jugtiisa aad looga maqlay...
Ahmed Mohamed

Xal laga gaaray shaqaaqo khasaaro geystay oo ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta xal kama dambeys ah looga garay shaqaaqooyinka sababay dhimasho...
Ahmed Mohamed

Dagaal xooggan oo markale ka qarxay deegaanno ka tirsan G/Sool

Sool (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya, in dagaal beeleed Khasaaro badan geystay uu markale dib uga qarxay Jimcihii maanta...
Ahmed Mohamed

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan & Wararkii ugu...

Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in dagaal khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay uu ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Jalalaqsi,...