Hiiraan
Shariif Sh. Axmed oo ka hadlay qaraxyadii ka dhacay Maxaas, Hiiraan
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa war ka soo saaaray Qaraxyo Ismiidaamin ahaa oo lagu qaaday Magaalada Maxaas ee...
Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Maxaas iyo Dhaawacyo la soo gaarsiiyay magaalada...
Maxaas (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino dheeraad ah ka soo baxaya laba qarax oo Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kuwaas...
Dagaal xooggan oo weli ka socda Gobolka Hiiraan & Wararkii ugu...
Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa weli dagaal xooggan uu ku dhexmarayaa Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dib u xorreynta Gobolka Hiiraan ee loo yaqaano...
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Cali Guudlaawe’ oo ballan qaad u sameeyay reer Hiiraan
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe oo markii ugu horreysay Axaddii maanta safar ku gaaray Magaalada Beledweyne tan iyo doorashadiisii ayaa...
Faah-faahin ku saabsan dil ka dhacay magaalada Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Rag hubeysan ayaa Sabtida maanta ah xaafada Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan lagu soo warramayaa inay ku dileen Askari ka...
Beledweyne: Booliska oo soo badbaadiyay canug yar oo Afduub loo heystay
Beledweyne (Halqaran.com) - Ciidanka booliska ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay inay soo badbaadiyaan canug yar oo laga afduubtay mid...








