gobolka Sanaag
DEG DEG +DAAWO MUUQAAL: Feysal Cali Waraabe oo Hargeysa ku soo...
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa magaalada Hargeysa ku casuumay Wafdigii beesha Garxajis ee ka yimid Gobolka...
DHAGEYSO + XOG XASAASI: Puntland oo shaaca ka qaaday in Somaliland...
Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland, Sarreeye Gaas Yaasiin Cumar (Dheere) oo haatan ku sugan degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa si kulul...
XOG XASAASI: Maxaa ka jira in Puntland ay wado qorshe culus...
Garoowe (Halqaran.com) – Warar lagu kalsoonyahay oo ay helayso mareegta Halqaran.com ayaa sheegaya, in dowlad goboleedka Puntland ay waddo qorshe cusub oo ay dooneyso...
DAAWO VIDEO: Saciid Deni oo ku dhawaaqay qorshe uu Wajihi doono...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtidii maanta sheegay in Somaliland uu wada hadal kala galayo dhulka ay muransanyihiin.
Mr....
WAR DEG DEG AH: Dagaal Khasaare geystay oo markale maanta ka...
Sanaag (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray deegaanada Ceel-Afweyn ayaa sheegay in uu maanta uu markale dagaal ka qarxay degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka...








