Gobolka Mudug
Weerar dad shacab ah lagu dilay oo ka dhacay G/Mudug
Galdogob (Halqaran.com) - Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay Saqdii Dhexe waxaa ay dad Shacab ah ku dileen deegaan lagu magacaabo, Dhagxanya-cadde oo ku dhow degmada...
UPDATE: Faah-faahin ka soo baxeysa dagaal ka socda duleedka Bacaadweyne
Mudug (Halqaran.com) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal saacado ka hor ka bilowday duleedka Magaalada Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug.
Dagaalkan ayaa...
Nin dil wadareed ka geystay Muqdisho oo lagu qabtay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Mudug, ayaa sheegaya, in ciidamada booliska degmada Gaalkacyo ay ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigeen Nin...
Dowladda Soomaaliya oo agab caafimaad oo looga hortagayo Covid-19 geysay G/Mudug
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Wasaaradaha Caafimaadka Xukuumadda Fadaraalka, ayaa maanta agab caafimaad oo loogu tala galay Ka hortaga COVID-19 gaarsiiyay Gobalka Mudug kaas oo qeyb...
Ciidamo Boolis ah oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmada Hobyo...
Hobyo (Halqaran.com) - Howlgalkaan oo ay xalay ciidanka Booliiska ka sameeyeen Xaafadaha Degmada Hobyo ayaa mid lagu xaqiijinayay amniga magaalada maadaama ay muddooyinkan sameeyneysay hormaro kala...
UPDATE: Weerar Khasaare badan geystay oo ka dhacay gobolka Mudug &...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Gobolka Mudug, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac.
Inta la...









