Wednesday, April 22, 2026
28.6 C
Mogadishu

Gobolka Mudug

Weerar dad shacab ah lagu dilay oo ka dhacay G/Mudug

Galdogob (Halqaran.com) - Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay Saqdii Dhexe waxaa ay dad Shacab ah ku dileen deegaan lagu magacaabo, Dhagxanya-cadde oo ku dhow degmada...

UPDATE: Faah-faahin ka soo baxeysa dagaal ka socda duleedka Bacaadweyne

Mudug (Halqaran.com) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal saacado ka hor ka bilowday duleedka Magaalada Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug. Dagaalkan ayaa...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Faah-faahin ku saabsan haweeney Saygeeda ku dishay degmada Hobyo & Wararkii...

Hobyo (Halqaran.com) - Haweeney ka mid ah bulshada ku dhaqan Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa maanta saygeeda ku dishay degmadaasi, ka dib murun...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo safar aan horey loo shaacin maanta...

Hobyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo xubno la socda ayaa Maanta socdaal aan horay loo sii shaacin waxaa...