Saturday, May 9, 2026
27.8 C
Mogadishu

Garoowe

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray Garoowe (Ogow Ujeedka Safarkiisa +SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Garoowe...

Shir ku saabsan Xaaladda Amniga ee Puntland oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland, S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa Arbacada maanta ah gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madxweynaha Puntland ‘Deni’ oo maanta gaaray magaalada Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Talaadada maanta ah gaaray Magaalada Garoowe. Mr...
Editor

Shir Amniga ku saabsan oo lagu qabtay Magaalada Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal ee dowlad Goboleedka Puntland Xuseen Cali Maxamuud ayaa Khamiista maanta ah Shir Guddoomiyay Shirka Saraakiisha Amniga...
Jama Sh. Yusuf

Axmed Karaash oo u jawaabay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa qoraal uu soo saaray kaga jawaabay warkii Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni...
Ahmed Mohamed

Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyad oo ka...

Garoowe (Halqaran.com) – Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka XF Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe...
Ahmed Mohamed

Garoowe: Booliska Puntland oo ka hortagay Gabar nolosha isku gubi rabtay

Garoowe (Halqaran.com) - Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal, ayaa shaaciyay in ay xalay ka hortageen dhacdo fuul-xun oo gabar dhallinyaro ah ku doonaysay inay isku...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo Shir muhiim ah ka furay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland  Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Shirweynaha saddexaad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland, oo ay soo qaban...