Faah-faahin
Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo ka war bixiyay Qaraxyadii maanta ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) –Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe) ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw...
Galmudug oo ka hadashay Qarax la fashiliyay iyo Howlgalka ka socda...
Mudug (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka warbixisay howlgallada Al-Shabaab looga saarayo gobolka Mudug, kuwaasoo ka socda deegaanno ku yaalla agagaarka...
Faah-faahin iyo wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay gobolka Baay
Diinsoor (Halqaran.com) - Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay...
Faah-faahin iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay...
Mudug (Halqaran.com) – Waxaa –faah-faahin cusub ka soo baxaya dagaal beeleed ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Dagaal dhexmaray maleeshiyaad hubeysan...
Faah-faahin cusub oo ku saabsan Khasaaraha ka dhashay Qaraxii maanta ka...
Afgooye (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya qarax khasaaro xooggan geystay oo maanta ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose.
Wararka...
Faah-faahin ku saabsan weeraro khasaaro geytay oo xalay ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Weeraro bambaanno ayaa xalay lagu qaaday ilaa ku dhowaad 10 xarumood oo ka tirsan Xarumaha degmooyinka Maamulka gobolka Banaadir, weeraradaas oo...









