Saturday, May 30, 2026
26.1 C
Mogadishu

dowladda Somaliya

Dowladda Soomaaliya oo si cad u diiday shirkado shisheeye oo doonaya inay shidaal ka baaraan Somaliland +(War-saxaafadeed)

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto howl-galka sharci darrada ah ee la...

DF Soomaaliya oo shaacisay inay dhameystiri doonto ‘Xeerarka Shidaal baarista’

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaarada Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Dr. H.E. Abdirizak Omar Mohamed ayaa Talaadada maanta ka qaybgalay kulanka billaha ah ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo sheegtay in howlgal ay ku qabteen 5 xubnood...

Jowhar (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal lagu qabtay ilaa iyo Shan xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab. Shantan...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo maxkamad ciidan ka hirgelineysa Dowlad Goboleedyada

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kormeeray Xarumaha iyo Xafiisyada ay ku shaqeeyaan Laamaha Garsoorka Dalka, isagoo Kulan...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo shaaca ka qaaday inay dishay Sarkaal ka tirsan...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya gaar ahaan Guutada 15-aad ee qeybta 21aad iyo Ciidanka Gorgorqeybta ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo shaaca ka qaaday inay lumisay kalsoonidii Ciidanka Kenya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay lumisay kalsoonidii ay ku qabteen Ciidanka dowladda Kenya ee ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo qeyb ka...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo beenisay ‘in dib loo fasaxay’ Jaadka Kenya

Muqdisho (Halqaran.com) - Xilli saacadihii la soo dhaafay aad loo hadal haayay in dowladda Soomaaliya ay dib u fasaxday jaadka Miirowga ee laga keeni...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo Amar dul-dhigtay Hay’adaha ka howlgala dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiir qorsheynta dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay inay hay’addaha ka shaqeeyaa gudaha dalka ay sanadkii tagay kala hishiiyeen inay...