Saturday, May 30, 2026
27.4 C
Mogadishu

dowladda Somaliya

Dowladda Soomaaliya oo si cad u diiday shirkado shisheeye oo doonaya inay shidaal ka baaraan Somaliland +(War-saxaafadeed)

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto howl-galka sharci darrada ah ee la...

DF Soomaaliya oo shaacisay inay dhameystiri doonto ‘Xeerarka Shidaal baarista’

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaarada Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Dr. H.E. Abdirizak Omar Mohamed ayaa Talaadada maanta ka qaybgalay kulanka billaha ah ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Saraakiil ka soo goostay Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Sh/Hoose

Qoryooley (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay maanta ku soo bandhigtay Sarkaal ay sheegtay in uu Al-Shabaab...
Ahmed Mohamed

”Galmudug ma barbar carari doonto dowladda federaalka ee Soomaaliya‘‘ waxa yiri...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa sheegay inaanay Galmudug barbar carari doonin Dowladda Federaalka, si lamid ah, sidii ay Puntland...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo sheegtay in duqeyn lagu dilay Xubno ka tirsan...

Jilib (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska xoogga Dalka oo kaashanaysa Taliska Ciidanka Africom ayaa duqeyn cirka ah u gaystay Warshad ay lahaayeen Al-Shabaab oo qaraxyada...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo wado qorshe lagu kala diro guddiga xiriirka ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Danjiraha Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya Amb. Abuukar Daahir Cismaan Baale oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC...
Ahmed Mohamed

UPDATE: DF Soomaaliya oo sheegtay Sababta ay Safiirka Kenya dalka uga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadatashi ugu yeertay Safiirkeeda u qaabilsan Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, halka Safiirka Kenya uga wakiilka...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo soo dhaweysay qaraarka ka soo baxay Ururka Iskaashiga...

Niamey (Halqaran.com) - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Balal Maxamed Cusman, ayaa hoggaamiyay wafdiga Soomaaliya uga qeybgalay shirka 47aad ee...