Friday, April 17, 2026
28.8 C
Mogadishu

Deni

Deni oo illaaladii ugu badneyd Muqdisho keensaday

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ka soo dagay diyaarad siday illaalada gaarka ah ee madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland. Illaalada oo ku...

Madaxweyne Deni oo maanta arrimo badan uga warbixiyay Golaha Wasiirrada Puntland +(SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Kulanka oo Madaxweynaha uu...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo kulan fool-ka-fool ah ku yeeshay Gaalkacyo...

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Gaalkacyo kulan fool ka fool ah ku yeeshay madaxweynayaasha maamullada Galmudug iyo Puntland, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Siciid...
Editor

Deni, deputy resolve to end row-Puntland civil society group

Puntland President Abdullahi Deni and his deputy Ahmed Karaash have pledged to resolve their differences which have in recent weeks spilled into the public,...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Waan-waan laga dhex wado madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa & Wararkii...

Garowe (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta dalladda ay ku mideysan yihiin ururrada Bulshada Rayidka ah ee Puntland ayaa dadaal ugu jira sidii ay u xallin lahaayeen...
Editor

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland: Salaanta iskama qaadno madaxweyne Deni! +(WAREYSI)

Garowe (Halqaran.com) - Waxaa mar qura soo shaac baxday Khilaaf xoog leh oo u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland iyo Ku xigeenkiisa, taasi oo keentay Khilaafka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiro iyo Wasiiru Ku-xigeeno +(Magacyada)

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.45 ee 22d May 2020 kuna saabsan magacaabid Wasiiro...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Deni oo si rasmi ah isaga diiwaan-geliyay urur Siyaasadeedka KAAH...

Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Khamiista maanta si rasmi ah isaga diiwaan-geliyey urur Siyaasadeedka Kaah. Mr. Deni, ayaa...