dagaal beeleed
AKHRISO: Heshiis horudhac ah oo laga gaaray dagaal beeleedyadii ka dhacay...
Beledweyne (Halqaran.com) – Heshiis horudhac ah ayaa Talaadadii maanta laga gaaray dagaal beeleedyadii horaantii bishan ka soo cusboonaaday deegaanada dhaca galbeedka Magaalada Beledweyne ee...
Dagaal xooggan oo markale ka qarxay deegaanno ka tirsan G/Sool
Sool (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya, in dagaal beeleed Khasaaro badan geystay uu markale dib uga qarxay Jimcihii maanta...
Wafdi ka socda Dowladda Somaliya oo gaaray Xananbuure
Galgaduud (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirkii hore ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdirahman Maxamed Xuseen Odowaa, oo ay qeyb ka yihiin, Wasiir...
Wasiirro iyo Xildhibaanno ka shiray dagaal beeleedka G/Galgaduud
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug kulan ku yeeshay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, wasiirro ka tirsan Maamulka...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka...
Hiiraan (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya, dagaal sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Maanta duleedka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan...
Faah-faahin iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay...
Mudug (Halqaran.com) – Waxaa –faah-faahin cusub ka soo baxaya dagaal beeleed ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Dagaal dhexmaray maleeshiyaad hubeysan...









