Tuesday, May 12, 2026
29.9 C
Mogadishu

dagaal beeleed

AKHRISO: Heshiis horudhac ah oo laga gaaray dagaal beeleedyadii ka dhacay Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) – Heshiis horudhac ah ayaa Talaadadii maanta laga gaaray dagaal beeleedyadii horaantii bishan ka soo cusboonaaday deegaanada dhaca galbeedka Magaalada Beledweyne ee...

Dagaal xooggan oo markale ka qarxay deegaanno ka tirsan G/Sool

Sool (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya, in dagaal beeleed Khasaaro badan geystay uu markale dib uga qarxay Jimcihii maanta...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Dagaal beeleed ka dhacay duleedka Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyay

Galgaduud  (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya, in halkaasi uu dagaal ku dhexmaray laba maleeshiyo Beeleed. Dagaalka maleeshiyo...
Editor

UPDATE: Faah-faahin cusub oo ku saabsan dagaalkii maanta ka dhacay gobolka...

Mudug (Halqaran.com) -  Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaysa dagaal beeleed Isniintii maanta ka dhacay agagaar degmada Towfiiq iyo tuulada Afbarwaaqo ee bariga gobolka...
Weriye Ahmed Abdi

Arag Sawirrada: Ciidamada Xoogga dalka iyo Odayaasha Balanbale oo heshiis horudhac...

Balanbale (Halqaran.com) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Qeybta 21- aad oo gaaray deegaano ka mid ah degmada Balanbale ayaa halkaasi ka bilaaban daddaallo kala...