Sunday, May 10, 2026
28.2 C
Mogadishu

Cadaado

Maxkamadda Galmudug oo Xukun Ku Riday Rag Lagu Qabtay Howlgal La Fuliyay

Cadaado (Halqaran.com) - Maxkamadda degmada Cadaado ayaa xukun min hal sano oo xarig ah  ku ridday laba dhallinyaro ah, kadib markii laba cisho ka...

Salaad Roob-doon ah oo maanta laga tukaday Cadaado

Cadaado (Halqaran.com) – Shacabka reer Cadaado ayaa Sabtidii maanta iskugu soo baxay Salaad Alle looga baryayo in kuleylka uu uga qaado roobna uu siiyo. Saddex...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maxkamadda Galmudug oo Xukun Ku Riday Rag Lagu Qabtay Howlgal La...

Cadaado (Halqaran.com) - Maxkamadda degmada Cadaado ayaa xukun min hal sano oo xarig ah  ku ridday laba dhallinyaro ah, kadib markii laba cisho ka...
Ahmed Mohamed

Salaad Roob-doon ah oo maanta laga tukaday Cadaado

Cadaado (Halqaran.com) – Shacabka reer Cadaado ayaa Sabtidii maanta iskugu soo baxay Salaad Alle looga baryayo in kuleylka uu uga qaado roobna uu siiyo. Saddex...
Ahmed Mohamed

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya oo gaaray Cadaado

Cadaado (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Maxamed Xasan (Xijaar) iyo wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa Arbacadii maanta...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo lagu soo dhaweeyay Cadaado +(SAWIRRO)

Cadaado (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Sabtidii maanta gaaray Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Madaxweynaha...
Ahmed Mohamed

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Cadaado...

Cadaado (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug ayaa sheegaya, in halkaasi ay gaareen madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland oo goor-dhow gaaray magaalada Cadaado

Cadaado (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Sabtida maanta ah booqasho Tariikhi ah ku tagay Magaalada Cadaado...