cabsi
Wararkii ugu dambeeyay Xiisada Guriceel iyo Ahlu Sunna oo xoojisay difaaca...
Guriceel (Halqaran.com) - Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe oo dareensan in col kaga soo wajahan yahay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ee ku sugan...
UPDATE: Al-Shabaab oo ku sii siqaya magaalada Guriceel & Wararkii ugu...
Guriceel (Halqaran.com) – Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa gaaray deegaano hoos-tagga Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, maalin uun ka dib markii ay la wareegeen Ciidamada...
Maxay tahay Ujeedka laga leeyahay Ciidamada DF Somaliya ee maanta laga...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in maanta halkaasi la geeyay Ciidamo ka tirsan dowladda Federalka...
AKHRI: Beesha Caalamka oo warbixin xasaasi ah ka soo saartay Doorashada...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wakiillada Midowga Afrika, IGAD iyo Qaramada Midoobay oo Khamiistii shalay booqasho ku tagay Magaalada Kimaayo ayaa si wadajira warbixin uga soo...
XOG HOOSE: Madaxweyne Axmed Madoobe oo isku diyaariyay dagaal ka dhaca...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa u diyaar-garoobay dagaal culus oo ka dhaca magaalada Kismaayo, haddii ay...
XOG: Cabsida iyo walwalka Amniga ee Wasiirrada dowlada Somaliya oo sii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sida wararka ay ku helayso Halqaran.com, ayaa sheegaya, in ay wasiiradda Xukuumaddu blilaabeen hab dhaqan cusub oo la xariira ammaankooda, ka...









