Beledweyne
RW Xamse Cabdi Barre oo taageero xooggan u muujiyay shacabka ree...
Muqdihso (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa shacabka reer Hiiraan ugu baaqay inaysan niyad-jebin, isla-markaana ay la jiraan.
Waxa uu...
DF Somaliya oo maanta Ciidamo hor-leh geysay Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo warramayaa in Arbacada maanta ah garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif...
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Cali Guudlaawe’ oo ballan qaad u sameeyay reer Hiiraan
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe oo markii ugu horreysay Axaddii maanta safar ku gaaray Magaalada Beledweyne tan iyo doorashadiisii ayaa...
Beledweyne oo maanta lagu qabtay shir ku saabsan Amniga
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) ayaa shir guddoomiyay shirka looga hadlayay amniga Hirshabelle.
Yuusuf Dabageed ayaa warbixin ka dhageystay...
AKHRISO: Heshiis horudhac ah oo laga gaaray dagaal beeleedyadii ka dhacay...
Beledweyne (Halqaran.com) – Heshiis horudhac ah ayaa Talaadadii maanta laga gaaray dagaal beeleedyadii horaantii bishan ka soo cusboonaaday deegaanada dhaca galbeedka Magaalada Beledweyne ee...
Beledweyne: Booliska oo soo badbaadiyay canug yar oo Afduub loo heystay
Beledweyne (Halqaran.com) - Ciidanka booliska ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay inay soo badbaadiyaan canug yar oo laga afduubtay mid...









