Friday, November 7, 2025
28.6 C
Mogadishu

Beesha Caalamka

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay xaaladda cakiran ee ka jirta Laascaanood

Laascaanood (Halqaran.com) - Iyada oo weli magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay bannaanbaxyada rabshadaha wata ay dhigayaan...

Beesha Caalamka oo war deg-deg ah ka soo saartay xiisadda ka taagan dhammeystirka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wakiilada Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay xiisada ka dhalatay doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, iyaga oo ku baaqay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Madaxda dowlad goboleedyada iyo Beesha Caalamka oo kulan u socdo

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa hotel ku yaalla xerada Xalane ee...
Ahmed Mohamed

Madasha Badbaado Qaran oo qoraal Xasaasi oo ka dhan ah Farmaajo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha & Madaxweynayaasha maamullada Puntland & Jubbaland ayaa waxaa ay Beesha...
Ahmed Mohamed

Turkiga oo ku baaqay in Beesha Caalamka ay si dhaqsi ah...

Muqdisho (Halqaran.com) – Safiirkii hore ee Turkiga u qaabilsanaa Soomaaliya Dr. Cemalettin Kani Torun ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay ku baraarugto halis...
Ahmed Mohamed

Madaxtooyada Somaliya oo ka war ka soo saartay kulankii M/weyne Farmaajo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo iyo Wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo kulan uga...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wakiilada Beesha caalamka ayaa waxa uu kulan uga furmay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya....
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay kulanka Midowga Musharraxiinta iyo Beesha Caalamka?

Muqdisho (Halqaran.com) - Saaxiibbada beesha caalamka ayaa la kulmay Midowga Musharraxiinta Madaxtinimo ee mucaaradka ah ee Soomaaliya. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay marxaladihii ugu...