Friday, June 19, 2026
25.6 C
Mogadishu

Balcad

DF Somaliya oo sheegtay inay dishay madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Sh/Dhexe

Sh/Dhexe  (Halqaran.com) – Ciidanka Xoogga dlaka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen deegaannada hoostaga degmada Balcad ee...

Wasiirka Waxbarashada ‘Goodax Barre’ oo dhagax dhigay Dugsiga barashada Cilmiga beeraha

Balcad (Halqaran.com) - Sii-hayaha wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre oo ay wehliyaan wasiirka waxbarashada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa dhagax dhigay Dusiga...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Meydadka 9 dhallinyaro ah oo la soo dhigay duleedka...

Balcad (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya in duleedka Magaalada Balcad la soo dhigay meydadka Sagaal dhalinyaro ahaa oo la...
Ahmed Mohamed

Balcad: Askar ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo Qarax lagu dilay

Muqdisho (Halqaran.com) - Askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku dhimatay qarax Talaadada maanta ka dhacay duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe....
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Faah-faahin cusub iyo mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo ku dhintay...

Balcad (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaysa Qarax miino oo duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha dhexe lagula eegtay Masuuliyiin ka...