Friday, March 6, 2026
30.9 C
Mogadishu

Qorax madoobaad laga arkay qeybo ka mid ah Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Inta badan Soomaaliya ayaa Axadda maanta ah laga arkay qorax madoobaad, kaddib markii qeyb ka mid ah qoraxda ay madoobaatay.

Qorax madoobaadka ayaa si weyn looga dareemay magaalada muqdisho iyo Gobolada dalka.

Khubarada falaga ayaa horay u sheegeen in 21 bisha June oo Axadda Maanta ah ay dhacayso Partial Eclipse.

Qorax madoobaadka noocan ah ayaa waxa loo yaqaan Annular Eclipse, waa marka uu dayaxu isku gudbo iftiinka qorraxda, balse uusan si buuxda u wada qarin oo ay qorraxdu hareeraheeda ka iftiimayso.

Masajidyada ku yaalla magaalada Muqdisho iyo Gobollada dalka ayaa waxaa ka bilaawday salaatul jaamica, iyada oo markasta markii ay dhacaan arrimahaan oo kale ay bilaawdaan salaadaha.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...