Saturday, May 30, 2026
26.7 C
Mogadishu

Ninka keligiis dib usoo nooleeyay keyn gubatay!

Indonesia (Halqaran.com) – Waxaa loogu yeeri jiray “Ninka Waalan” balse hadda waxaa loogu yeeraa halyey sababta oo ah wuxuu dhul cabbirkiisu yahay 250 hektar ka dhigay duni cagaaran oo dhirtu ay isku ciriiriso.

Sheekada Sadiman oo isaga oo keligiis ah ku guuleystay inuu keyn sii dhimaneysa kusoo celiyo nolosha, dhibaatada uu xalkeedu helay waxay kasoo bilaabaneysaa sannadkii 1960-kii. Dab ballaaran oo qabsaday keynta ayaa ka dhigay digo iyo danbas. Dadka deegaanka waxay la daala-dhacayeen macluul iyo abaaro illaa halyaygani usoo baxay kaas oo ku guuleystay inuu nolosha kusoo celiyo keyntii dhimatay si ay nolol cusub ugu noqoto bulshadiisa.

Sadiman waxaa la guddoonsiiyay abaalmarinno badan uu ku mutay halgankiisa waxaana loo aqoonsaday halyey qaran gudaha Induniisiya.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...