Saturday, January 17, 2026
25.5 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: ”Ciidankii ka goosta Somaliland haddii la caayo inta hartayna Puntland ayay raacayaan‘‘ waxa yiri…

Hargeysa (Halqaran.com) – Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga Wadani oo Warbaahinta Kula hadlay magaalada Hargeysa,  ayaa ka hadlay ciidamadii dhowaan ku biiray maamulka Puntland.

“Dadka Somaliland wixii ay wada lahaayeen Hoos ayay u socdaan, waxaa Xoogaystay Qabyaaladda,  Dadkii waxay noqdeen wax dhintay, oo u baahan in loo Koriyo Caqli ahaan, Wadaniyad ahaan iyo Diin ahaanba,  Arrimihii gudaha iyo Dibaddu meel adag ayay marayaan, inyar ayaa lacag Aruursanaysa, waxaa imaan doonta in la isla Burburo”. Ayuu yiri Siyaasi Cali Cantar.

Wuxuu kaloo sheegay, in Ciidamadii dhowaan ku biiray Puntland iyo Jawaabtii Xukuumadda Somaliland ka bixisay  ayuu wuxuu yiri.

“Hadii aanay Dawladda maanta Ogolaan ciidanka lama soo hadal qaadi jirin, Wasiirkii Cadaalladu wakaas Caayaya Ciidamada,  Inta kalana way Raacaysaa haddii Ciidankii tagaba la Caayo,  Waa nasiib daro in maalinkasta ay Dawladdu Askarta ku gefto”

Halka hoose ka Daawo Muuqaalka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...