Wednesday, August 12, 2026
26 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo caawa la kulmay Wiilkii Hargeysa loogu xiray dareyska Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay nin dhalinyaro ah oo Magaalada Hargeysa loogu xiray, dareys ka samaysan Calanka Somaliya.

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa bishii May Cabdiraxmaan Maxamed Cali (Aar) ku xiray Magaalada Hargeysa, xilli uu xirnaa dareys lagu suntay Calanka Baluugga ee Soomaaliya.

Qoraal kooban oo lagu daabacay bogga Villa Soomaaliya ku leedahay Shabakadda Facebook ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu ninkaasi dhalinyarada ah guddoonsiiyay Astaanka Qaranka.

Qoraalka ayaa u qornaa sidatan:

Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ ayaa oo caan ku noqday jacaylka iyo qaddrinta Calanka Soomaaliyeed ku maamuusay guddoonsiinta astaanta Qaranka kaddib markii uu kulan dhiirrigelin ah kula qaatay Villa Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...