Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: 40 qof oo muhaajiriin oo ay Soomaali ku jirto oo...
Libya (Halqaran.com) - Ilaa 40 qof oo muhaajiriin ah ayaa la la’yahay in kastoo laga cabsi qabo inay dhinteen kadib markii doontii ay la...
WARBIXIN: Carruurtii 500 oo sano ka hor ay waalidiintooda dileen iyagoo...
Peru (Halqaran.com) - Khubarada ku xeel dheer culuumta dhulka ee waddanka Peru ayaa soo saaray wax la aaminsan yahay inay tahay tiradii ugu badneyd...
XOG CUSUB + UPDATE: KENYA oo ku fashilantay ololihii qaraarka 1267,...
Nairobi (Halqaran.com) - War ka soo baxay xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay si rasmi ah ugu fashilantay...
XOG CUSUB: Maxaa ka soo baxay Kulankii ay Adis Ababa ay...
Adis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, saacadihii la soo...
DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Barre Hiiraale uu ku baaqay in...
Baladweyne (Halqaran.com) - Koloneyl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo mar soo noqday wasiirkii gaashaandhigga Soomaaliya ayaa wareysi gaar ah waxaa uu siiyay idaacadda...
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo sagootiyay Ciidan hawlgal gaar ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa xerada tababarka ciidamada ee Gen. Goordan booqasho sagootin iyo dardaaran ah ugu...







