Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Sawir gacmeed Masaajid oo lagu iibiyay $7 milyan
London (Halqaran.com) - Sawir gacmeed uu sameeyay Ra''isul Wasaarihii hore ee Britain, Sir Winston Churc, oo ay lahayd atariishada caanka ah ee lagu magacaabo...
Madaxweynihii hore ee dalka Faransiiska oo xarig lagu xukumay
Paris (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa Isniintii maanta lagu helay dambi musuq-maasuq, waxaana lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah.
Mr...
Maalintii ugu dhimashada badnayd mudaharaadyada ka socda Myanmar
Myanmar (Halqaran.com) - Booliska dalka Myanmar ayaa rasaas ku furay dibadbaxayaal halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 18 qof, waxaa sidaasi shaaciyay Xafiiska...
Gabar Daacish ka mid ahayd oo loo diiday inay ku laabato...
Britain (Halqaran.com) - Shamima Begum, oo ah haweeney u dhalatay waddanka Ingiriiska, taasoo ka tagtay Ingiriiska sanadkii 2015-kii si ay ugu biirto ururka la...
Geerida Wiil 15 jir ah oo la raadinayo sababtii ka dambeysay
London (Halqaran.com) - Qoyska Wiil dhallinyaro ah oo Meydkiisa laga helay meel u dhow wado tareen, ayaa waxa ay codsanayaan in macluumaad laga siiyo...
Madaxweyne Biden ”Sacuudiga waa inuu ilaaliyaa xuquuqda Aadanaha”
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa qadka taleefanka kula hadlay boqorka Sacuudiga Salmaan, isagoo doonaya in uu xiriir cusub la yeesho boqortooyada...







