Uncategory

SNA and allied forces kill 40 al-Shabaab fighters in southern Somalia
At least 40 al-Shabaab fighters have been killed and over a dozen wounded in the government force led operations against the group in southern...

Ciidanka NISA ee Jubbaland oo qabtay Xubno ka tirsan Al Shabaab
Kismaayo (Halqaran.com) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Jubbaland ( NISA) ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga ka wada gudaha magaalada Kismaayo kuwaas oo lagu beegsanayo...

Midowga Murashaxiinta oo ka hadlay Dadkii Laga Soo Saaray Laascaanood
Muqdisho (Halqaran.com) – Golaha Midowga Murashaxiinta oo si Adag ugu soo horjeestay shacabka Soomaaliyeed ee laga soo musaafuriyay magaalada laascaanood ,ayaa waxay sheegeen inay aad...

Saraakiisha Laamaha Amniga Dalka oo La Kulmay Fahad Yaasiin Xaaji
Muqdisho(Halqaran.com) La-taliyaha amniga qaranka, Fahad Yaasiin ayaa Xarunta Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Ee NISA kulan kula qaatay dhammaan saraakiisha laamaha ammaanka ee dalka.
Kulanka...
Danjireyaasha Jarmalka & Sweden iyo Mas’uuliyiin Ka Tirsan Villa Somalia Oo...
Muqdisho(Halqaran.com)-Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi) iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo kulammo gaar gaar ah la...
Dowladda Oo Gurmadkii Ugu Ballaarnaa Geyneysa Magaalada Baladweyne
Muqdisho(Halqaran.com)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xubin ka ah Guddiga Qaranka ee gurmadka fatahaadaha ayaa...
Sawirro- Dibad-bax ka dhan ah DF Somalia oo maalintii labaad ka...
Muqdisho (Halqaran.com) –Darawallada gaadiidka dadweynaha ayaa saaka markale dhigay dibadbax looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya iyo go’aanka ay ku xirtay waddooyinka magaalada Muqdisho.
Dibadbaxayaasha oo...
Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ka hadashay baaqashada Ciyaartii kama dambaysta...
Mogadisho (Halqaran.com)-Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Baaqashada ciyaartii kama dambeysta aheyd ee Tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka...
Universal Somali TV LIVE
Universal Somali TV LIVE (TOOS)
Haddii aad dooneysid in aad la xiriirto maamulka Halqaran.com, noogu soo dir farriintaada iyo qormooyinka intuba Emailka: halqarannews@gmail.com .
AKHRI: Sacuudiga oo dal oo dhan xujaydiisa dal ku-galkii u diiday...
Riyad (Halqaran.com) - Wasaaradda arimaha dibadda Sucuudiga ayaa soo saartay go’aan ay xujayda u dhalatay dalka Koongada Dimoqraadiga ugu diiday in ay siiiso dal...






