
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DHAGEYSO + SAWIRRO: Maxaa ka cusub maanta xarumaha shirka dib-u-heshiisiinta beelaha...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga qabanqaabada shirweynaha dib u hesiisiinta beelaha Galmudug ayaa gelinkii dambe ee Khamiistii kormeeray Xarunta lagu wado in lagu qabto gogosha...
Duqeyno dhanka cirka oo ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose & Shabaab...
Awdheegle (Halqaran.com) – Faah-faahin ka soo baxeysa weerarro dhanka cirka ah oo siyaabooyin kala duwan maleeyhiaadka Al-Shabaab loogula beegsaday saldhigyo ay ku leeyihiin deegaano...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Luuq Jeelow ee gobolka...
Hiiraan (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay uu Gobolkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Ciidanka loo...
Mid ka mid ah Musharraxiinta Jubbaland oo Digniin culus u diray...
Kismaayo (Halqaran.com) - Musharax Cabdi-Naasir Seeraar ayaa waxa uu si kulul u eedeeyay Senatarada qaar inay faragelin ku hayaan doorashada Jubbaland, Kadib markii shalay...
Wafdi ka socda beesha caalamka oo ku wajahan Kismaayo (Maxaa Cusub...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, ayaa lagu...
Dagaalkii Awdheegle & Khasaarahiisa iyo Al-Shabaab oo war ka soo saaray...
Awdheegle (Halqaran.com) - Waxaa Faah-faahin dheeraad ah kasoo baxaysa qaraxyo iyo dagaal toos ahaa oo maanta Maleeshiyaadka Al-shabaab ay ku qaadeen degmada Awdhgeele ee...









