Wednesday, July 8, 2026
25.2 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Diyaar-garowgii ugu dambeeyay Shirka Dhuusamareeb oo socda iyo Beelaha oo...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xubnaha guddiga qaban qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ka mira dhalinta gogosha nabadeed ee...
Weriye Ahmed Abdi

KENYA oo sheegtay in rag ka tirsan Al-Shabaab ay dileen Imaam...

Nairobi (Halqaran.com) – Dowladda Kenya ayaa sheegtay rag ka tirsan Al-Shabaab inay dileen Imaamka Masaajid ku yaallo deegaanka lagu magacaabo Msambweni oo ka tirsan...
Weriye Ahmed Abdi

WAR CUSUB: Nin Soomaali ah oo 30 qof kala goostay lacagtii...

Nairobi (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in nin Soomaali ah oo magaciisa lagu sheegay Nuur Xasan Cabdi uu lacagtii kala goostay 30 qof...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Maxaa ka jira in dagaal lagu dhaawacay Afhayeenkii Al-Shabaab Cali...

Awdheegle (Halqaran.com) – Warar ayaa sheegaya in dagaalkii ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose lagu dhaawacay Afhayeenkii Guud ee Ururka Al Shabaab, Cali Maxamuud Raage...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: VOA-da oo shaaciyay qaabka ay Al-Shabaab u dhex-gasho DF Somaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Barnaamijka Galka Baarista waxa uu ku saabsan yahay inta ay la egtahay ku dhex jiritaanka maleeshiyaadka Al-Shabaab ee dowladda Soomaaliya. kadib markii...
Weriye Ahmed Abdi

WAR XASAASI: Wada hadallada Korneyl Caare iyo Somaliland & Wararkii ugu...

Hargeysa (Halqaran.com) - Odayaasha beelaha Somaliland iyo waxgaradkooda ayaa muddooyinkii dambe ka dhex-waday waan waan Jabhada Kornayl Caare iyo Xukuumada Somaliland, taasoo muddooyinkii dambe...