Thursday, July 9, 2026
25.8 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Muxuu RW Kheyre u sheegay Wakiillada Beesha Caalamka ee uu Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay wakiillada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya, ayaa xog ka siisay...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI AH: Maxaa ka Ogtahay in DF Soomaaliya ay ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay ku guuleysatay in la joojiyo dhismaha saldhigii Militari ee Imaaraadka ka dhisayay Magaaladda...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Burundi oo sheegtay in darsan Askar ah looga laayay gobolka...

Balcad (Halqaran.com) - Dowlada Burundi ayaa shaacisay tirade askarta looga dilay weerar Al-Shabaab ay ka dambeeyeen oo ka dhacay tuulada Gololey ee duleedka degmada...
Weriye Ahmed Abdi

DAWO MUUQAAL: Muqdisho oo laga hirgeliyay Shirkad sameysa Oxygen-ka Isbitaallada loo...

Muqdisho (Halqaran.com) -  Waxaa magaalada Muqdisho laga hirgeliyay Warshad sameysa Oxygen-ka Isbitaallada caafimaad loo isticmaalo, kuwaasi oo looga faa'ideyn doono shacabka Soomaaliyeed. Haddaba Hoos ka...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Ammaanka Dhuusamareeb oo si weyn loo adkeeyay & Farmaajo oo...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay ilaa iyo saaka si aad ah...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo la ogaaday in uu bixiyay amarkii...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar hoose oo ay haleyso mareegta Halqarna.com, ayaa sheegaya, in madaxweyne Farmaajo uu bixiyay amarkii ilaalada gaarka ah u aheyd looga...