
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
3 qoddob oo muujinaya in Odawaa looga adkaan karo madaxtinimada Galmudug!
Loollanka doorashada madaxtinimadda Galmudug ayaa si xowli ah ku bilaawday, iyadoo durba lasii calaameeyay labadda musharax ee noqon kara kuwa ugu cadcad.
Axmed Cabdi Kaariye...
Maxaa ka soo baxay kulankii Duqa Muqdisho Cumar Filish iyo Xildhibaano...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahne duqa Muqdisho, Cumar Maxamed Maxamuud Filish ayaa Jimcihii maanta Xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka,...
Arag Sawirrada: Ciidamada Xoogga dalka iyo Odayaasha Balanbale oo heshiis horudhac...
Balanbale (Halqaran.com) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Qeybta 21- aad oo gaaray deegaano ka mid ah degmada Balanbale ayaa halkaasi ka bilaaban daddaallo kala...
Maxaa looga hadlay kulankii Baydhabo uu kula yeesha RW Khayre Wafdi...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iiusul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha uu geystay qaraxii ka dhacay degmada Diinsoor...
Diinsoor (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax ay ku dhinteen dad...
UPDATE: Shabakad carruurta xadi jirtay kana ganacsan jiray oo lagu qabtay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska dowladda Federalka Soomaaliya ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen Shabakad ka ganacsan jirtay iibinta carruurta, kaddib Hawlgal ballaaran...









