
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ oo ka hadlay qaraxii maanta lagu dilay mas’uuliyiin...
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabele Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka Shabeellaha Dhexe Cabdullaahi...
UPDATE: Faah-faahin cusub iyo mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo ku dhintay...
Balcad (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaysa Qarax miino oo duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha dhexe lagula eegtay Masuuliyiin ka...
DAAWO SAWIRRO: Sida RW Xasan Cali Kheyre munaasabad sagootin ah loogu...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay musaanabad sagootin ah oo wafdiga uu hoggaaminayo loogu sameeyay...
WAR DEG DEG: Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo qarax khasaare...
Balcad (Halqaran.com) – Wararka aynu ka helayno degmada Balcad ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya in goor dhaw qarax miino ay la kacday gaadiid...
XOG XASAASI: KENYA oo ku dhawaaqday qorshe cusub oo kiiska badda...
Nairobi (Halqaran.com) – Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday qorshe cusub oo ay ku doonayso inay ku xaliso kiiska muranka ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo...
UPDATE: Guddoomiyihii guddiga badbaadada Jubbaland oo dhaawac halis ah loogu geystay...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Jubbaland, lagu toogtay Abuukaate Axmed Jaamac Qalyar oo ahaa guddoomiyaha...









