
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DAAWO MUUQAAL: Xaaf: ”Haddii aad madaxweyne doorataan yaan lugaha la qaban...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha iminka Wakhtigiisa dhammaaday ee Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Doorashada la filayo inay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb...
JABUUTI: ”Kenya laguma aamini karo kursiga Afrika ee Qaramada Midoobay, waayo...
Jabuuti (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha dibedda ee Jabuuti ayaa sheegay in Kenya aan lagu aamini karin kursiga ay u tartamayso ee golaha ammaanka, maadaama...
Maxaa ka soo baxay kulankii uu maanta Shir guddoominayay RW Kheyre...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Khamiistii maanta guddoomiyay shir ay kasoo qayb galeen safiirrada wadamada amniga ka taageeraa...
Rag Burcad ah oo isbaarooyin dhiganayay deegaan muhiim ah oo gacanta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska dowladda Federalka Soomaaliya ayaa hawlgal ay ka sameeyeen deegaanka Calamada, waxa ay ku soo qabteen rag Burcad ah oo...
XOG CUSUB: Mareykanka oo ka hadlay duqeyn culus oo uu ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska ciidamada Mareykanka qaarada Afrika ee AFRIKOM oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa duqeyn diyaaradeed oo lala beegsaday xubno ka...
FAAH-FAAHIN Cusub oo ka soo baxaysa Qaraxii lala eegtay Injineero Turkish...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Faah-faahino dheeraad ah kasoo baxaya qarax Miino oo barqanimadii maanta ka dhacay Duleedka Magaaladda Muqdisho.
Qaraxa oo dhulka ku aasnaa ayaa...









