Tuesday, April 21, 2026
29.9 C
Mogadishu

DAAWO MUUQAAL: Xaaf: ”Haddii aad madaxweyne doorataan yaan lugaha la qaban sidii anigaba lugaha lay qabtay”!

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha iminka Wakhtigiisa dhammaaday ee Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Doorashada la filayo inay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb ee madaxwaynaha Galmudug.

Mr. Xaaf ayaa xusay in madaxwaynaha la doorto loo baahan yahay in lala shaqeeyo, wuxuuna ka digay in lugaha la qabto, balse xusay in isaga lugaha la qabtay.

Sidoo kale, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka digay kala qaybsanaanta Bulshada.

“Allehiin hadduu alle yahay, is maqlaha,  Haddii aynaan Wada shaqayn waxba  Noqon mayno,   Gabdhaha Musharaxyada ayuu sheegaa waa beentiin, madaxwaynaha cusub hadii lugaha lagu dhegayo hadaba yaan la dooran”. ayuu yiri Xaaf.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA XAAF:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...