Thursday, July 9, 2026
24.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Masar: Madaxweyne Siisii oo banaanbayo looga dalbaday inuu Xilka iska-casilo &...

Qaahira (Halqaran.com) - Dibadbaxayaal careysan ayaa isugu baxay fagaaraha Taxriir ee bartamaha magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, waxayna halkaasi aheyd goobtii ugu horreysay...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Maxaad ka ogtahay Ujeedka M/weyne Farmaajo u saxiixay xilligan...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga dhismaha Guddiga Madaxabanaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa. Munaasabad lagu qabtay madaxtooyadda oo ay...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Ma dhabbaa in Al-Shabaab ay joojiyeen howsha dayactirka Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) - Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdi-raxmaan Cabdi-shakuur Warsame ayaa soo bandhigay xog ku saabsan in Al-Shabaab ay joojisay dhismooyin ka socday xarumo...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI: Dhacdo la yaab leh oo lagu dilay Askari oo ka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Mid ka mid ah askarta ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Jimcihii maanta lagu dilay magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel u dhow isgoyska...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Maxaad ka ogtahay Sababta rasmiga ah ee uu Wasiir ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirkii Ku-xigeenkii Wasaaradda Xanaadda Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdikariin Dhalac ayaa iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay xukuumadda Ra’iisul...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Hoggaanka sare Al-Shabaab oo si adag uga hadlay muranka Kenya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Amiirka maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, Axmed Cumar Abuu Cubeyda ayaa markii ugu horeysay ka hadlay murunka ay Dowladda Kenya gelisay Badda Soomaaliya. Abuu...