Thursday, July 9, 2026
24.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

ARAG SAWIRKA: Madaxweyne Trump oo aqoonsaday Safiirka cusub ee Somaliya ee...

Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Somaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Mareykanka uu warqadaha Aqoonsiga ka Gudoomay Safiirka cusub ee Somaliya...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Hoggaamiye Axmed Madoobe oo joojiyay wafdi u socday Madaxweyne...

Kismaayo  (Halqaran.com) – Warar hoose oo ay haleyso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya in dowlad goboleedka Jubbaland ay joojisay wafdi u duuli lahaa magaalada Muqdisho. Wafdigan...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Ma Dhabbaa in Daroogo lagu iibiyo Qunsuliyadda Soomaaliya ee Jeddah?...

Jeddah (Halqaran.com) - Qunsuliyada ay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa lagu soo warramayaa in muran...
Weriye Ahmed Abdi

ARAG SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray guddoomiye Mursal iyo...

Ankara (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha shacabka Barlamaanka JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay dhigiisa Turkiga...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Maxaa ka jira in DF Somaliya ay qorsheyneyso in kaarar...

Muqdisho (Halqaran.com) – Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inuu socdo qorshe ka doonaayo in muwaadiniinta Soomaaliyed loogu sameeyo kaar ka Aqoonsiga muwaadninimada. Hadalkaan...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Madaxweyne Waare ”Shabaabkii ugu badnaa ayaa u soo guuray deegaanada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa si kulul waxaa uu kaga hadlay falalka amni darro ee kusoo kordhay deegaannada...