Thursday, July 9, 2026
24.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Maxay ka dhigan tahay falcelintii Yuusuf Garaad ee hadalkii Sheekh...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay hadalkii ka soo yeeray Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Al-Shabaab oo soo bandhigay weerarkii xerada Ceel-Saliini & saanado...

Marka (Halqaran.com) - Warbaahinta Al-Shabaab ayaa waxa ay soo bandhigeen weerar shalay subax ay ku qaadeen Xerada Ciidamada Militariga ee deegaanka Ceel Saliini duleedka...
Weriye Ahmed Abdi

Guddoomiyihi hore ee G/Banaadir oo si kulul uga hadlay falkii lagu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taabit Cabdi Maxamed, gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa si adag uga hadlay tallaabadii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO MUUQAAL: Sheekh Maxamed Idiris oo si deg-deg ah isaga cararay...

Hargeysa (Halqaran.com) - Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda Somaliland ayaa Axaddii shalay ka  joojisay tababar Cilmiyeed oo ku saabsanaa Arrimaha Guurka iyo Muxaadarooyin...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI: Xisbiga Himilo Qaran oo Jawaab adag ka bixisay sharaf-dhacii loo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xisbiga Himilo Qaran ayaa war kasoo saaray arintii shalay lagu sameyay Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo looga...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Maxaa ka Ogtahay in madaxweynihii hore Sheekh Shariif loo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow soo gaaray mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in Axaddii maanta magaalada Muqdisho lagu xayiray diyaaradii qaadi laheyd madaxweynihii hore ee...