Friday, May 1, 2026
27 C
Mogadishu

DAAWO MUUQAAL: Sheekh Maxamed Idiris oo si deg-deg ah isaga cararay Somaliland, kadib markii lagu amray…

Sheekh Maxamed Idiris /Sawir Hore

Hargeysa (Halqaran.com) – Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda Somaliland ayaa Axaddii shalay ka  joojisay tababar Cilmiyeed oo ku saabsanaa Arrimaha Guurka iyo Muxaadarooyin Diini oo Magaalada Hargeysa ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Idiris oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed.

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa Sheekh Maxamed Idris ku amartay in Magaalada Hargeysa sida ugu dhaqsiyaha badan uu isaga baxo.

Sheekh Idiris ayaa magaalada Hargeysa durba isaga baxay, isagoon qaban tababarkii cilmiyeed ee u yimid magaalada, kaasoo lagu ballansanaa inuu qabsoomo galabtii Axadda.

Haddaba hoos ka Daawo muuqaalka sida ay wax u dhaceen iyo Sababta:

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...