
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Duq Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo ka qeybgalay shir ka furmay Koonfur...
Durban (Halqaran.com)- Magaalada Durban ee dalka Koofur Afrika ayaa Maanta waxaa shir ugu furmay Barasaabyada Caalamka, kaasi oo ka qeyb galayaan Madaxda Barasaabyada.
Shirkan...
VIDEO: Kheyre oo Booqday Qoysaskii ka Barakacay Fatahaadaha Degmada Bardaale, gargaarna...
https://youtu.be/OntsPDm9p6M
Bardaale (Halqaran.com)- Ra'iisul Wasaraha Xakuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan cali kheyre oo maanta gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay oo ay Fatahaaduhu saameeyeen asaga...
RW Xasan Cali Kheyre oo Gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay...
Bardaale (Halqaran.com)- Ra’iisul Wasaaraha Xakuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay,iyadoo halkaasi lagu soo dhaweeyay.
Wafdigaan...
Sarkaal sare iyo Ciidamo ka tirsanaa Ahlusunna oo ku Biiray...
Dhuusamareeb (Halqaran.com)- Cabdul Daahir Rooble Cadde oo ahaa Taliye ciidan oo ka tirsanaa Ahlusunna, oo isku soo dhiibay ciidanka dawlada soomaaliya,asaga oo wata...
Gawaari Gargaar u Sida Beledweyne oo Maanta Ka baxaday Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com)- Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa lagu sagootiyey 3 Gaari oo ah nooca loo yaqaano Candhameydlaha,oo...
WHO oo ka hadashay fatahaadaha Dalka Ka dhacay
Muqdisho (Halqran.com)- Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa baraha Bulshada ka sheegtay in fatahaadihii dhowaan ka dhacay qeybo kamid ah Dalka Soomaaliya ay ku...









