
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
5 Neef Geel ah iyo deeq lacageed oo lagu wareejiyay Hay’adda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS, mudane Xasan Xuseen Maxamed Eeley ayaa Jimcihii maanta ku wareejiyey $5500 oo dollar...
Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada ee uu guddoominayay RW Xamse?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir Golaha Wasiirrada oo warbixinno looga dhageystay Guddiga Qaran ee...
Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Wafdi uu horkacayo oo maanta gaaray Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BF Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Khamiistii Maanta gaaray magaalada Garoowe...
Dhaqaatiir ka socota dalka Itoobiya oo Caasimadda Muqdisho soo gaaray
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo Madax kale oo Dowladda Soomaaliya ka tirsan...
AKHRISO: War-murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wadatashiga Qaran ee lagu soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shirka 3aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Muqdisho...
Muqdisho: Haweeney Meydka Ninkeeda la‘, base heshay Kabihiisa iyo Shaatigiisa +...
Muqdisho (Halqaran.com) – Weli waxaa socda baadi goobka dad lagu la’yahay dhismayaashii ku burburay qaraxyadii Sabtidii ka dhacay Wasaaradda Waxbarashada oo ku taalla Isgoyska...









