Friday, September 18, 2026
25.3 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

R/Wasaare ‘Rooble’ oo qorshayaal cusub hor-dhigay Taliyeyaasha Ciidamada iyo Laamaha Amniga

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida iyo laamaha amniga G/banaadir ayaa la...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku dilay nin 44 sano jir...

Hiiraan (Halqaran.com) - Maxkamadda Ururka Al-Shabaab ee ku taalla CeelCali ee gobolka Hiiraan ayaa xukun dil ah ku fulisay nin ay ku eedeysay inuu...
Ahmed Mohamed

Safiirrada Soomaaliya iyo Norway ee dalka Sudan oo kawada hadlay xoojinta...

Khartoum (Halqaran.com) - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Sudan, Mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa magaalada Khartoum kula kulmay safiirka cusub ee dalka Norway...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka jira in Xal laga gaaray shaqo joojintii ay ku...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa xal laga gaaray shaqo joojin ay maanta ku dhawaaqeen Shirkaddaha diyaaradaha ee howlgalla Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada...
Ahmed Mohamed

Kulan looga hadlayay dagaalka Al-Shabaab oo ka dhacay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha qaybta 4-aad ee ciidamada AMISOM Col. Cabdiraxmaan Riyaale Xareed oo Talaadadii maanta soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa...
Ahmed Mohamed

Nin kufsaday gabar hal sano jir ah oo 50 sano oo...

Madheera (Halqaran.com) - Maxkamad ku taalla Ismaamulka Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa Jimcihii 50 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin faraxumeeyay gabar...